berberatoday.com
Barnaamijka Laga Diyaariyay Taariikhda Aas Aasaha Shirkada World Remit Dr Ismaaciil Ibraahim”Daawo Muuqaal
December 27, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)Barnaamij Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Laga Diyaariyay Taariikhda iyo shaqooyinkii uu soo qabtay Dhulka somaliland Intii Aanu Aas aasin shirkada world remit Dr Ismaaciil Ibraahim Axmed oo Hada kamid ah shakhsiyaadka Somalida ee figrada iyo shirkada uu aas aasay kaalinta koowaad Ka gashay caalamka.

 

Sidoo kale Aas Aasaha Shirkada World Remit ayaa ka waramay Daraasad uu ka diyaariyay Xawaaladaha somalida iyo qaabka ay Lacagaha usoo diri jireen iyo wakhtigii ay ku dhalatay figrada uu Ku aas aasay shirkada World Remit.

Dhanka kale Aas Aasaha World Remit ayaa ka waramay Heerarkiisa waxbarasho oo uu ka gaadhay in uu qaato Shahaadada PHD.

HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA LAGA DIYAARIYAY TAARIIKHDA AAS AASAHA WORLD REMIT;

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews