“Waxa Laydinka Doonayaa Xogta Qofka Dhinta Iyo Kuwo Dhashaba”Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xasan Gaafaadhi”Daawo Muuqaal
December 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo ka hadlayay kormeer madaxwayne kuxigeenku ku samaynayay mashaariicda ay hirgalisay dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay xogta oo looga baahan yahay dawlada hoose in ay kaydiso haday tahay dadka dhinta xogtooda iyo kuwo dhashaba.