Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa sheegay in aaney suurto gal ahoy in Somaliland ay gelato madaxweynayaal isagoo cadeeyay sharciga iyo kala danbeynta somaliand ka jirto