Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Toobabar Mudo 6 Bilood Socday Usoo Xidhay Shaqaale Kamida Kuwa Dekeda Berbera
December 27, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Guud ee Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi ayaa Toobabar dhinaca Xirfada shaqada ah Usoo Xidhay Qeybo kamida shaqaalaha Haayada ee Dekeda berbera Toobabarkani oo socday mudo 6 Bilood ah ayaa kor loogu qaadayay Xirafada shaqo ee Shaqaalahani qabto iyo siday ufudaydin lahaayee shaqooyinkooda loo igmaday
Shaqaalahani ayaa ka kala socday Waaxyaha ay ka koobantahay Haayada Dekedaha Somaliland
Shaqaahani ayaa loo qabtay Munaasibad lagu abaal marinaayay Xirafadaha lagu toobabaray iyadoona la gudoonsiiyay shahaadooyin Waxaana Munaasibada loogu qabtay Gudaha dekeda