Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Sax Maygaag Ee Gobolka Sool.
January 2, 2022 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan maamula gobolka sool ayaa caawa ka hadlay dagaal laba beelood maanta ku dhexmaray deegaanka sax maygaag oo katirsan gobolka sool kaasi oo sobobay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.