Ciidamo Katirsan Somaliland Oo Tababar Loogu Soo Xidhay Dalka Jabuuti Iyo Waxyaabaha Lasoo Baray!
January 3, 2022 - Written by admin
“Nasiib Wanaag Somaliland Waa Dal Nabad Ah, Ilaahayna Nabadaasi Haydiin Siyaado, Anaguna Waxaanu Nahay Walaalihiin Oo Garab Idiin Ah” Taliyaha Ciidanka Boolisa Jabuuti.
Jabuuti(Berberatoday.com)-29 Askari oo katirsan ciidanka booliska Somaliland gaar ahaan ciimada gaar ah utababaran ee RRU Ayaa tababar loogu soo xidhay dalka jabuuti oo ay mudo wax ku barayay.
Xidhitaanka tababarkan ayaa waxaa kazoo qaybgalay taliyaha ciidanka booliska jabuuti iyotaliyaha ciidanka RRda Somaliland Gaashaanle sare Axmed cabdi tiir iy muj Ibrahim xuseen dhagawayne oo saigu socdaal shakhsiya ku jooga dalka jabuuti.