berberatoday.com
CALI MAREXAANOW DADKU MAHA KII SHALEY! W/Q KHADAR KAARIYE
January 3, 2022 - Written by admin
CALI MAREXAANOW DADKU MAHA KII SHALEY!
Gobolka Togdheer Casimadisa Burco Waxa Caado u Noqotey in laga Xusho Wasiiro Qori Dable lo So Dhiibo kuwas oo ila 19991 Lo adeegsado, oo Mashruuc lagu so siiyo isku dirka gobolkiisa Dadki iyo deeganki ay ka So jeedan.
Cali Xasan maxamed ” Cali Mareexan” Oo Wasiirka Biyaha Loo Magacaabey dabyaqadi Sanadii 2021kka aya badka isa soo dhigey isago Cadeeystey Qandaaraska Mashruuca Dadka Gobolka La iskaga Horkeenayo.
Wasiir Marexaan Wuxu Jabiyey Cadadii Ama Sunihi Dadka Gobolka Togdheer Wax Ku Qeeybsan Jireen Si Bulshadu isaga hortimaado,
Waxuu Mareeyahi biyaha iyo Isku Duwihii Biyaha ee Gobolka Togdheer U Magacaabey Hal Reer oo Qudha Oo ay isku Rinji yihin .
iyado Talabadani Khilaafsan tahay Sunihii Iyo Cadadii Gobolka Lagu Dhiqi Jirey Sabaabaha Ku Kali Fayana Wa Mashruuc dadka gobolka La iskaga horkeenayo Wana Qabayaaldii Oo Daahir ya Shamisa.
Sanadaad danbe waxa si Weeyn Kor u Kacyey oo La Dareemayey isku Duubnida shacabka Togdheer Taas oo Siiyasiyiinta Galbeedke S/Land U Arkan Guul Daradooda Sidaas Awgeedna ay Raadiyan Shaqsiyaad Gobolka ka Soo jeeda oo Ay u Adeegsadan kala furfurka Gobolka, Tixdan maansada ah aya ayn ku so af meeray.
Uf qabiilka anaa leh- wuxuun baa ku adeegta
Nin iskii kartidiisa- isagoon cid ku tiirsan
Isku taagi kareynin- una haysta ateero
Ayaantuu dambi geystana- laga hoos galo eeda.
Ayid waad is xigtaaniyo- idinkaa isku reer iyo
Aqligii lixdankii- maanta iib geli maayo.
Sidaan aaminsanahayna- abkuu doono ha sheegtee- wuxuunbaa ehel ii ah- dadka ninkan af aqaano ee -si wax iila arkaaya ee- na midayso ujeedo.
Waxaan laysku ogeyn- ninkii hoos ka unkaana
Aftideyda ma haystoo- ansax maaha wixiisu
Arligeynu ku noolnahee- beryaha qaar u ekaa
irama daatal cimaadii- aayadaha lagu sheegay
Awaaraanka kacaayiyo- ninka maanta ortiisiyo
oohintiisa maqlaayey- ka adkeystay gob maaha
dibna loo igman mayo.
May be an image of 1 person
W/Q KHADAR KAARIYE

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews