Dr Gaboose Oo Ka Xaalada Ka Taagan Mandaqada Geeska, Muranka Khilaafka Xeer 14 Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya”Daawo Muuqaal
January 5, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Dariiq walba oo aan maro dadku (Aqoon-yahanku) waxay igu leeyihiin dalku wuu kuu baahan yahay ee siyaasada haka bixin ,
Marka Salaad waalba wakhtigeeda la tukadaaye marka maxkamadu go’aanka ku dhawaaqdo ayaan ana sheegi doona inana Urur furanayo iyo inkale “.Dr Siyaasi Maxamed Cabdi Gaboose