Maayarka Magaalada Boorama Oo Sheegay In Madhow Lasiin Doona Dadkii Guryahooga Laga Dumiyay!
January 9, 2022 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Maayarka magaalada boorama ayaa sheegay in xukuumada dhexe madhow siinayso dadkii qorshaha magaaladu maray guryahooga ee laga dumiyay.