Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Xisbiga Wadani Ku Eedeeyay In Uu Burco Ka Wado Kicin Iyo Abaabulka Dadwayne”Daawo Muuqaal
January 11, 2022 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka togdheer ayaa ka hadlay waftiga xisbiga wadani ee safarka ku jooga magaalada burco eedo xalay ugu jeediyeen mar uu isku dayay in uu joojiyo munaasibad ay qabsanayeen.