Gudida Heer Qaran Ee Ka Hortaga Covid19 Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Xanuunkan Ku Qabtay Magaalada Burco.
January 12, 2022 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Gudida heer Qaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus yaa kulan lagaga arinsano sidii bulshada looga wacyi galin lahaa xanuunka coronavirus kuqabay magaalada burco kaasi oo ay kazoo qaybgaleen laamaha dawlada ee gobolka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada burco.