Culimada Magaalada Boorama Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Isku Milanka Siyaasada Iyo Qabyaalada, “A
January 15, 2022 - Written by admin
“Aduunyada Waxaa Fool Xuma Qof Intii Tvga Soo Istaago Yidhaahda Anaga Oo Reer Hebel Ah”sheekh Maxamed siciid.
Borama(Berberatoday.com)-Sheikh maxamed siciid saaweer oo kamid ah culimada magaalada boorama ayaa khudbadii salaada jimcaha kaga hadlay waxyaabo meelmahan ka socda iyo odoyaal warbaahinta ka hadlaya iyagoo qabaa,il ah iyo cawaaqib xumada ka dhalata
Sidoo kale sheikh maxamed siciid saaweer ayaa shacabka reer Somaliland uga digay waxyaabaha la dhaxlo qabyaalada iyo wixii xisbiyada loo samaytay oo ah in qabyaalada lagaga baxo