berberatoday.com
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Magaalo Xuduudeedka Wajaale Kulan kula Yeeshay Taliyaha Ciidanka DDS Iyo Arimaha Ay Wada hadleen!
January 15, 2022 - Written by admin

Togwajaale(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethopia ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalo xuduudeeda Wajaale.

 

Kulankan labada Taliye Wada Yeesheen ayaa ka qabsoomay dhinaca  Somaliland ee magaalada wajaale.

Geesta kale  waxa kulankan Taliyaasha ku wehelinaayey Safiirka Dawlada Ethopia u fadhiya Somaliland.

Labada Taliye ayaa ka wada hadley sidii loo xoojin lahaa ka wada shaqaynta Nabadgalyada iyo  iskaashiga labada Dawladood ee Dhinaca Amaanka.

Dhanka kale waxaa Kulankan goob joog ka ahaa gudoomiyaha Degmada Wajaale ee dhinaca somaliland oo xafiiskiisa uu ka qabsoomay kulanku.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews