Somaliland: Covid_19 Oo Dilay Laba Qof, 82 Laga Helay Iyo Feejignaan La’aanta Shacabka
January 16, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xanuunka Covid_19, ayaa si hoose ugu faafaya gudaha Somaliland, waxaana jira Dad tiradoodu kordhaysa oo si Maalin leh ugu dhinta Xanuunkaasi.