Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Dareen Celiyay Qaraar Ay Maxkamada Sare Kasoo Saartay Dacwad Laga Gudbiyay Xeerka Furista Ururada!
January 17, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka dareen celiyay qaraarka kazoo baxay maxkamada sare ee dacwadii ay ugudbiyeen xildhibaano golaha wakiilada ee xeerka furista ururada siyaasada oo dalka muran xoogan ka dhaliyay.