Golaha Wakiilada Oo La Horkeenay Xeerka La Dagaalanka Tahriibka.
January 17, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha gudida joogtada ee golaha wakiilada ayaa fadhigii maanta mudanayaasha golaha wakiilada xeerka la dagaalanka tahriibka oo la doonayo in la sameeyo.