Waftigii Ka Socday Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirul Dawlaha Arimada Dibada Itoobiya!
January 18, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Weftigii uu hoggaamiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL ayaa la kulmay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibadda Dalka Ethiopia, iyagoo u gogol xaadhaya safarka Madaxwaynaha Somaliland maalinta berri ah ku tagi doono Addis Ababa.
