Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Dalacsiiyay Askar Gaardi Cajiib Ah Kaga Qayb Qaatay Isku Soo Bixii Shacabku Ku Taageerayeen Qadiyada Somaliland.
January 23, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Booliska JSL General Maxamed Aadan Saqadhi ayaa Maanta Dalacsiiyey 5 Askari Oo ka mid ciidankii maanta sugaayay Amaanka Shacbigii ku banaan baxaayay Beerta Xoriyada.
