Shacabka Reer Boorama Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Doodii Baarlamaanka Ingiriiska Ee Aqoonsiga Somaliland.
January 23, 2022 - Written by admin
Borama(BErberatoday.com)-Kumanaan kamid ah shacabka reer boorama ayaa banaan bax balaadhan ku muujiyay taageerada ay shacabka reer somaliland uhayaan doodii baarlamaanka ingiriiska aqoonsiga somaliland.
