berberatoday.com
Madaxda Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Waftigii Ka Socday Midowga Yurub Iyo Ingiriiska!
January 27, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye iyo masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa kulan la qaatay wafti ka socda wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka ay hogaaminaysa masuul ka socda midowga yurub oo ay weheliyeen xubno ka socda dalka ingiriiska.

 

Waftigan beesha caalamka ka socda oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa caasimada Somaliland yaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay shir gudoonka golaha wakiilada, komishanka doorashooyinka , xisbiyada mucaaridka iyo siyaasiyiinta u ololeeya furista ururada siyaasada.

Masuuliyiinta xisgiga kulmiye ayaa ka warbixiyay kulankan ay la qaateen waftigan iyo waxyaabaha ay ka wada hadleen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews