Al-Shabaab Oo Goob Fagaare Ah Ku Toogatay Laba Ruux Iyo Waxyaabaha Ay Ku Eedaysay!
January 29, 2022 - Written by admin
Xarakada Al-Shabaab ayaa goob fagaare ah ku toogtay labo ruux oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay ku toogteen Gobolka Shabeellaha Hoose ee somaliya.
