Wasiir Hore Cismaan Saxardiid Cadaani Oo Sheegay Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye Iyo Fariinta Uu Shacabka Udiray.
January 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta Xukuumadii axmed siilaanyo Cismaan saxardiid cadaani, kana mid ahaa kaadiriinta xisbiga kulmiye ayaa shaaciyay in uu gabi ahaanba ka baxay kulmiye