berberatoday.com
Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Bullaacad Uu Ka Shaqaynayay Oo Ku Duntay Iyo Ciidanka Dab damiska Oo Gurmad Ufidiyay
January 29, 2022 - Written by admin

Alle haw naxariistee Hal qof ayaa ku dhintay Bullaacad uu ka shaqaynayay oo ku soo duntay xaafada Jigjiga yar ee magaalada Hargeysa, gaar ahaan agagaarka dugsiga Cabdilaahi Muuse.

Ciidamada Dab-demiska Hargeysa ayaa goobtaa si degdeg ah u gaadhay, waxaana maydkii ka soo saareen Bullaacada oo ilaa Shan joog hoos u qodnayd.

 

Goobta ninku ku dhintay ayaa ahayd Bullaacad loo samaynayay masjid cusub. Marxuumka ayaa ahaa Itoobiyaan gaar ahaan qoomiyada Oromada ,waxaana da’adiisu qiyaas ku dhawayd 50 Jir.

Ciidanka Dab-demiska ayaa maydkii ku wareejiyay ciidanka Booliska gaar ahaan CID da.

Ugu dambayn ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland inay ka digtoonaadaan halista ay keeni karaan bullaacadaha iyo godadku, sidoo kale marka la samaynayo bullaacadaha lagu sameeyo amar ogolaansho shaqo ( Work Permit).

Alle haw naxariisto, Aamiin

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews