Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Ah. G
February 4, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Alle haw naxariistee hal Nin ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay xaafada Jameecada ee kantaroolka Bari ee magaalada Gabiley.
Qofka dhintay ayaa ahaa darawalkii waday gaadhigaas. Gaadhiga shilka galay ayaa ahaa gaadhi Ambulance ah gaar ahaan nooca loo yaqaan Noah, sida la sheegayna waxaa waday darawalka oo kaliya.
