Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka ka Ganacsiga Iyo Tahriibinta Dadka.
February 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha guurtida somailand ayaa maanta dood xasaasiya ka yeeshay xeerka ka ganacsiga Iyo tahriibka dadka oo hore Ay usoo ansixiyeen golaha wakiiladu.