Xulka Senegal Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Ku Guuleystay Koobka Qarammada Qaaradda Afrika Kadib Markii Garaaceen Egypt
February 7, 2022 - Written by admin
(Yaoundé(Berberatoday.com)-Xulka Qaranka Senegal ayaa ku guulestay Koobka qarammada qaaradda Afrika 2021 kaddib markii uu guul kaga gaaray dhigiisa Egypt rigoorayaal 4-2 kulan leysku daalay oo waqti dheeri ah la aaday kaasoo ku dhammaaday bar-bardhac 0-0 ah.
Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada xul qaran Senegal iyo Egypt ku kala nasteen barbardhac 0-0 ah.
Daqiiqadii 49-aad Dani Alves ayaa hoggaanka u sii dheereeyay kooxdiisa Barcelona wuxuuna ka dhigaby 4-1, balse Dani ayaa 69 daqiiqo wuxuu qaatay kaarka roosaha, Barca ayaana sisdaas ku noqotay 10 xiddig oo kaliya.
90-kii daqiiqo ee loogu talagalay ciyaarta ayaa waxay ku dhammaatay barbardhac 1-1 ah ay isku mari waayeen labada xul qaran ee Senegal iyo Egypt, waxaana lagu daray 30 daqiiqo dheeri ah.
Ugu dambeyntii xulka qaranka Senegal ayaa ku adkaaday rigoorayaal 4-2 ah, waxayna sidaaas ugu guuleysteen Koobka qarammada Afrika markii ugu horeysay taariikhda.