Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Faah Faahin Ka Bixiyo Safarkii Uu Ku Tagay Dalka Itoobiya.
February 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa madaxwaynaha Somaliland gu baaqay in uu bulshada faah faahin ka siiyo safarkii uu ku tagay dalka itoobiya iyo waxyaabihii uu kala soo hadlay raysalwasaaraha itoobiya kaasi oo tuhuno badani ka hadhaysan yihiin.