Warbixin Laga Diyaariyay Dhismaha Wadada Kalabaydh Iyo Wajaale Iyo Khasaare Nafeed Ee Ay Sababeen Isku Dhacyada Gaadiidku.
February 10, 2022 - Written by admin
Kalabaydh(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland aya adhawaan bilowday dhismaha jidka isku xidha kalabaydh iyo wajaale kaasi oo ay ka ah dhamaystira wadada berbera corridor oo ay maalgalinayso dawlada emaraadka carabtu.
