“Wax Alaale Wixii Dawlada Ka Xumaada Waxa Ka Masuul Ah, Xafiiska Maamul Wanaaga.” Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi.
February 12, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ex Wasiirkii Hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo Hada kamida Gudiga Tacliinta sare ee Qaranka Somaliland oo ka qayb galay munaasibad loo qabatay Gudoomiyaha Cusub ee Gudiga Maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaamuqa ayaa si qoto dheer uga hadlay macnaha iyo miisaanka uu leeyahay Xafiiska Maamul Wanaagu,