Xukuumada Iyo Gudiyada Basaska Iyo Booyadaha Hargaysa Oo Xal Ka wada Gaadhay Cabashada Gudiyadan.
February 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada arimaha gudaha ganacsiga , maayarka caasimada mreeyaha wakaalada biyaha hargaysa iyo gudiyada basaska hargaysa iyo gaadiidlayda booyadaha ayaa kulan ay wada yesheen kaga hadlay waxka cabashada basaska iyo booyadaha magaalada hargaysa udhaamiya.