Wafti Ka Socda Shirkada Genel Energy Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda.
February 15, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud ee wasaarada macdanta Iyo Tamarta Somaliland iyo masuuliyiin kale oo katirsan wasaarada ayaa madaarka cigaal ee caasimada hargaysa kusoo ahweeyay wafti ka socda shirkada shidaal baadhista ee Genel Energy kuwaasi oo iskugu jira madaxda shirkada iyo khuburo caalamiya.

