Ciidanka Dab Damiska Caasimada Hargaysa Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri Jiingan Ah Oo Ku Yaala Xaafada Gacan Libaax.
February 16, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday guri Jiingada oo ku yaala degmada Gacan_libaax.
Ciidanka ayaa markii gurmadkaa lagu soo wargeliyay, si degdeg ah u gaadhay goobtaas, Isla markaana xakameeyay dabkii. Waxaana ciidamadu badbaadiyeen hantidii gurigaa taalay.

