Berbera(Berberatoday.com)-Shirkada dekeda Berbera Maamusha ee DP World ayaa xaysiisay shaqaale cusub oo ay qaadan-doonto kuwaasi oo qayb ka ah shaqo-abuurka bulshada Somaliland, waxay shaacisay 23 boos oo kala duwan kuwaasi oo dekeda Berbera ka hawlgeli-doona .
Halkan Hoose ka Eeg /Click here :
Grow announcement