berberatoday.com
Gudoomiyaha Degmada Awbare Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Ka Warbixiyay Laba Dhalinyaro Ah Oo Ciidanka Liyuu Boolisku Dileen”Daawo Muuqaal
February 18, 2022 - Written by admin

Awbare(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Degmada Awbare Khadar Maxamed Aadan ee gobolka faafan ee ismaamulka somalida itoobiya ayaa markii uhoraysay laba dhalinyaro ah oo ciidanka liyuu boolis xili ay kusoo jeedaan magaalada awbare iyagoo ka yimid magaalada boorama ee somaliland falka ciidamadu ku dileen labada dhalinayara ah ayaa kacdoon ka abuuray magaalada awbare oo dad ka gadoodsani ay isku soo baxyo sameeyaan.

 

Sidoo kale gudoomiyaha degmada awbare ayaa tacsi udiray eheladii ay ka geeriyoodeen labada dhalinyarada ah.

Dhanka kale gudoomiyaha degmada awbare ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay ciidamadu udileen labada dhalinyarada iyo xog khaldan oo ciidanka lasoo siiyay intii aanu soo gaadhin goobta ay ku rasaaseeyeen.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews