Dadwaynaha Caasimada Hargaysa Oo Ka Cabanaya Saacado Wakaalada Biyuhu Ku Khasbayso+Su,aalihii Uu Xil. Maxamed Abiib Ka Waydiiyay Maareeye Daarood!
February 19, 2022 - Written by admin
“Mareeye Waxaa Jira Saacadaha Biyaha Oo Aad Ku Khasabtaan Dadwaynuhu In Ay Ku Xidhaan Guryahooga, Idinkoo ka Qaadaya 50$, Kuwii Horena Waad Qaadataan? Xageed Gaysanaan Saacadaha Ma Itoobiya? Jawaabta maareeye daarood,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadwaynaha Caasimada hargaysa ayaa mudo ka cabanayay saacado ay wakaalada biyuhu keentay oo ay shacabka caasimada ku khasbeen in ay ku xidhaan guryahooga iyadoo laga qaadayo lacag dhan 50$ iyadoo saacadoodii hore aanay xumaanin xili aanay awoodi karayn.
