Al shabaab Oo Sheegatay Masuuliyada Qarax Lagu Weeraray Wafti Uu Hogaaminayay Madaxwaynaha Puntland.
February 22, 2022 - Written by admin
Bosaso(Berberatoday.com)-Kooxda Al shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qarax maanta lagu weeraray kolonyo ciidan oo galbinaysay madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, xilli madaxweynaha iyo wafti la socday ay gudaha usii galayeen magaalada Boosaaso.
