berberatoday.com
Somaliland Oo Shir Caalamiya Kaga Qaybgashay Dalka Nigeria Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
February 23, 2022 - Written by admin

Lagos(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa magaalada Lagos ee waddanka Nigeria kaga qayb galaysa shir caalami ah (SAIPEC- Sub Saharan Africa International Petroleum Exhibition Conferenc, 6th Edition 2022) oo dhinaca shidaalka ah kaas oo lagaga hadlayo sidii ay dalalka Afrika u dardar gelin lahaayeen ka faa’iidaysiga khayraadka saliidda/shidaalka.

 

Shirkan oo ayay isugu yimaadeen inta badan ee dalalka Africa, shirkadaha waawayn ee shidaalka Africa ka shaqeeya iyo ka soo qayb-galayaan daafaha dunida ka kala yimid. WTM oo matalaysa qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si rasmi ah shirka loogu casuumay isla markaana lagu maamuusay in ay warbixin (Presentation) dhammays tiran oo shidaalka ku saabsan ka hor jeediso shirka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews