Weerar Dhinaca Internet-ka Ah Oo Ku Socda Bangiyada Iyo Wasaaradaha Dalka Ukraine
February 25, 2022 - Written by admin
Kyiv(Berberatoday.com)-Warar degdeg ah oo laga helayno Ukraine, ayaa waxaa ay sheegayaan in weerar internet oo balaadhan uu ku socdo Ukraine.