berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada Ukraine Xili Ay Ciidamaa Ruushku Gudaha Ugaleen Caasimada Kyiv Iyo Dhawaaqa Nato!
February 26, 2022 - Written by admin

Kyiv(Berberatoday.com)-Duulaanka dalka ruushku ku qaaday daka Ukraine ayaa maraya maalintiisii labaad ee ay ku wadaan duqaymo halka ay gudaha ugaleen caasimada dalkaasi ee Kyiv.

 

Muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyey ayaa muujinaya Taangiyada Ruushka oo dhex mushaaxaya waddooyinka waaweyn ee caasimadda Kyiv.

Sidoo kale Wasaaradda gaashaandhigga Dalka Ruushka ayaa xaqiijisay iney gudaha u galeen mid ka mid ah degmooyinka deegaanka ee Magaaladaasi.

Sawirka ayaana u muuqda mid uu qaaday qof ka mid ah shacabka magaaladaasi deggan. BBC waxay xaqiijisay muuqaalkaasi inuu yahay mid sax ah oo laga soo qaaday gudaha magaaladaasi.

Dadwaynaha reer Ukraine ayaa iyagu ka qaxaya caasimada iyadoo duqaymaha dhinaca circa ee ruushku ku wado ay ku dhinteen dadwayne tiro badani.

Sidoo Kale madaxwaynaha dalka ruushka Putin ayaa ciidamada dalka Ukraine Ugu Baaqay in ay inqilaabaan xukuumada halka madaxwaynaha Ukraine oo fariin udiray shacabka iyo wadamada reer gableedka ku sheegay in ay fariintiisani ay noqon karto tii ugu danbaysay ee uu idiray.

Dhanka kale gaanshaan buurta Nato oo uu hogaaminayo maraykanku ayaa shaaciyay in ay ciidamo kor udhaafaya 40kun oo ciidan gaynayaan bariga qaarada Yurub kuwaasi oo 8kun oo kamid ah ay yihiin ciidamada Maraykanka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews