berberatoday.com
Kabihi Hadyada Ahaa Ee Isu Dhalan Rogay Baarqabka Dunidda Vladimir Putin.
February 26, 2022 - Written by admin
Kabihi hadyada ahaa ee isu dhalan rogay baarqabka dunidda Vladimir Putin.
Xili uu socday dagaalki 2aad dunidda Askri ka mida ah askarti Russia oo la odhan jiray Vladimirovich Putin aya Fasax ka soo qaatay xeradiisi si uu u soo eego qoyskiisi balse marku usoo dhawaaday gurigiisi ayuu la kulmay xaafaddo dhan oo Gubanaaya iyo Gaadhi wayn oo lagu sido Tobanaan maydad ah si loogu Aaso xabaal wadareed.
Waxu Maydadka ku dhex arkay gabadh lugi muuqato Oo xidhan kabbo u eeg kuwii gabdhiisa u hadyeda ugu keenay. waxa uu isku qabtay .
Ma soo eegta Maydka mis guriga ayaad soo hubisa in ay joogto .
Isla hadal badan waxa uu go,aan ku gaadhay in maydkaa loo baadho , marki uu eegay ayuu arkay in ay tahay Xaaskiisi waxa uu ka codsaday Askrti in aan lagu darin xabaal wadareedyada xaaskiisa , si ugu Aaso xabaal gaar ah . Hadiiba uu qaaday wayba dhaqdhaqaaqaysa oo neefsanaysa si dirqi ah .
Dhakhtar ayuu ula cararay wayna fiicnaatay muddo sanado ah ka dib October 7 /1952 ayay u dhasha wiil la dhaho Vladimir Vladimirovich Putin ahna hada baarqabka dunida ….
Turjumid – Tvga Al carbiya ..
– Abdillahi Suleiman Aided furre

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews