berberatoday.com
“Waanu La Soconaa Musuq Maasuqa Dalka Ka Dhacaya Iyo Inay Qayb Ka Yihiin Ganacsatadu, Iyo Halka Lageeyo”Muj Axmed Cali Gaydh
March 1, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Axmed Cali Gaydh oo kamid ah ururka Somaliland jire ayaa si adag uga hadlay Doorka ay ganacsatadu ku leeyihiin musuq maasuqa baahsan ee dalka ka jira iyo doorka ay ku leeyihiin ganacsatadu oo iyagu kastamyada dalka loogu qoro waraaqo la leeyahay waxaasi ayaanu ka qaadeen cashuur dhaaf siiya isagoo ku eedeeyay in ay qayb wayn ka qaataan musuq maasuqa ayna arkayaan.

 

Sidoo kale muj axmed cali gaydh ayaa sheegay in wasaarada ganacsiga aanay kuu sheegi Karin waxa laga soo siiyo ganacsatada bariiska iyadoo aanu jirin wax ka qaaliyoobay caalamka balse ay iyagu shacabka ku libin laabeen sixirka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews