berberatoday.com
Wadahadalo Toos Ah Oo Dalka Belarus Uga Furmay Ruushka Iyo Ukraine.
March 1, 2022 - Written by admin

Belarus(Berberatoday.com)-Wada hadalo toos ayaa dalka berarus uga furmay waftiyo ka kala socda Ukraine iyo Ruushka, iyadoo laga wada hadlayo xalka colaadeed ee ka aloosan xadka labada dal.

Shirkan ayaa waxaa uu ka dhacayaa xadka u dhaxeeya labadda dal ee Ukraine iyo Belarus.

 

Kulanka kahor, Madaxweynaha Ukraine, ayaa sheegay in dalkiisa uu doonayo xabbad joojin deg deg ah, iyo ka bixitaanka ciidammada Ruushka.

Dhanka kale, Ruushka ayaa sheegay inuu doonayo in la gaadho heshiis faa’iido u leh labadda dhinac

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews