berberatoday.com
Itoobiya Iyo Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Xaalada Somaliya Iyo Dib Uhabaynta Ciidamada Amisom.
March 2, 2022 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa wada hadal la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.

Labada dhinac waxay ka wada hadleen doorashada Soomaaliya, dib u habeynta ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Somaaliya (AMISOM), iyo baahida loo qabo in laga hortago weerarada kooxda Al-Shabaab.

 

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa u sheegay Ergeyga gaarka ah in Itoobiya ay si dhow ula socoto hannaanka doorashada Soomaaliya, isagoo sheegay in Ethiopia ku faraxsan tahay hannaanka doorashadu ku socoto.

Demeke ayaa sheegay in wadashaqeyntu ay lama huraan tahay si looga hortago isku dayga kooxda Alshababab ee ku aaddan ka faa’ideysiga hannaanka doorashada Soomaaliya iyo abaaraha ka jira deegaanka.

Labada dhinac ayaa sidoo kale ka hadlay hanaanka dib u habeynta ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo doorka dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews