berberatoday.com
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Guddoomiyeyaasha Gobollada Sool Iyo Xaysimo ku Wareejiyey Qaadhaankii Xukuumaddu Uqoondaysay Gurmadka Abaarta!
March 3, 2022 - Written by admin

Laascaanood(Berberatoday.com)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta guddoomiyeyaasha gobollada Sool iyo Xaysimo ku wareejiyey qaadhaan lacageed oo ay xukuumaddu ugu talogashay inay kaga qaybqaadato gurmadka loogu jiro dadka abaarta ku tabaaloobay.

 

Madaxweyne-ku-xigeenka iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmahanba xaaladda abaarta darteed ugu sugan gobollada bariga dalka, ayaa guddoomiyaha gobolka Sool ku wareejiyey $177000(Boqol iyo toddoba iyo toddobaatan) kun oo dollar, halka guddoomiyaha gobolka Xaysimona lagu wareejiyey qaadhaan lacageed oo dhan  $37000(Toddoba iyo soddon) kun oo dollar, taas oo loogu talogalay in biyo loogu iibiyo dadka iyo duunyada labadaas gobol ku dhaqan ee abaartu saamaysay.

Intii aanay  madaxweyne-ku-xigeenka iyo weftiga uu hoggaaminayo gaadhin magaalada Laascaanood, waxa uu kormeeray riig cusub oo xukuumaddu ka waddo duleedka magaalada Guumays.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews