Waddani Oo Ka Dayriyay Xaalada Saldhigyada Booliska Somaliland Ee Maxaabiista Lagu Xidho Baaqna Kasoo Saaray
March 4, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Waddani ayaa warbixin uu soo saaray kaga dayriyay, xaalada saldhigyada booliiska Somaliland, hab dhaqanka ciidanka iyo xaalada maxaabiista lagu xidho.
Warbixinta ayaa diirada lagu saaray, xaalada cuntada ay helaan maxaabiista saldhigyada ku jirta, cidhiidhiga saldhigyada, mudada baadhista danbiyada, hab dhaqanka ciidanka booliiska iyo siyaasadaynta booliiska.
Hoos ka akhriso warbixinta xisbiga Waddani