Magacyada Dhalinyaro Reer Somaliland Muddo 5 Cisho Ah Lalaa Oo Geeridooday Doon Ku Gadoontay Bada Dalka Giriiga! H
March 5, 2022 - Written by admin
Athens(Berberatoday.com)-Doon ay saaraayeen tariibayaal iskugu jira Somali iyo dad kale oo ku qaraqantay badwaynta dalka Giriiga ayaa waxaa kamid ah dadkii ku geeriyooday ilaa hada inta la xaqiijiyay dhalinyaro Somaliland kazoo jeeda
Dhalinyaradan oo ka koobnaa 9 qof 5 ka mid ahna la hubo inay soomaali yihiin ayaa ku geeriyoodey dooni ku qaracantey badda Lesvos ee Giriig, dhalinyaradan ayaa ka baxay Magaalada Izmir ee Dalka Turkiga 28.03.2022.
