“Muuse Doorasho Uu Qabanayo 13November Majirto, Kulamadan Iyo Waxan Uu Wadaana Waa Hoosaasin Iyo Burushay”Jaamac Shabeel”Daawo Muuqaal
March 6, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jaamac Shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland hore looga saaray xisbi xaakimka kulmiye kadib markii khilaaf soo kala dhex galay madaxwayne biixi ayaa talaabada siyaasi maxamuud xaashi kulmiye dib ugu noqday ku tilmaamay guuldaro siyaasadeed oo uu ku dhacay ismarkaana aanay waxbka u oolin xisbiga kulmiye oo maxamuud xaashi hore looga saaray.
