Sheekh Barbaraawi Oo ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Dalka Iyo Baaq Uu Udiray Shacabka!
March 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Barbaraawi Oo ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Dalka Iyo Baaq Uu Udiray Shacabka! Isagoo usoo jeediyay in loo gurmada dad talaabalysan ee ay abaaruhu saameeyeen.