Ciidamada Ruushka Oo Saacado U Qabtay Shacabka Reer Ukraine Inay Iskaga Baxaan Caasimada Kyiv Iyo Magaalooyin Kale
March 7, 2022 - Written by admin
Kyiv(Berberatoday.com)-Ciidammada Ruushka ayaa saaka oo Isniin ah sheegay inay xabada joojinayaan si ay fursad usiiyaan inay shacabka reer Ukraine iskaga baxaan magaalooyinka; Kiyeef (Kyiv), Kharkiv, Mariupol iyo Sumy.
