berberatoday.com
“Marka Wax Loo Dirayo Abaaraha Ee Ay Dawladu Qaadayso, Yaanay Intay Cid Isku Sawirto Lacag Iskaga Dhiib Dhiibin Dollar Ahe Waa In..”Cali Canter”Daawo Muuqaal
March 7, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)–Siyaasi Cali Canter Oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa dhaliilay qaabka xukuumadu uqaybisay qaadhaanka abaaraha ee ay ugu talo gashay gobolada bari oo uu sheegay in lacago uun ay udhiib dhiibtay dad gaar ah oo aan xataa lahayn cid kala xisaabtamaysa

Sidoo kale siyaasi cali canter ayaa waftigii madaxwayne kuxigeenka Somaliland ugu baxay gobolada bari uu ka tagay wasiiradii kazoo jeeday gobolada bari ee uu socdaalka kusoo maray

Dhanka kale siyaasi cali canter ayaa soo dhaweeyay dhaamka ay xukuumadu ka hirgalisay gobolka gabiley isagoo sheegay in gobolada bari ay xukuumadu ka hirgalisan uun saldhigyo ciidan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews